(Sawirro) Boqolaal arday ka aflaxday Jaamacada Benaadir oo shahaadooyin la gudoonsiiyey

Munaasabad ballaaran oo shahaadooyin lagu gudoonsiinayey boqolaal arday oo ka qelin jebiyay 10 ka mid ah 11 kuliyadood ee ay ka kooban tahay Jaamacadda Benaadir ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Xafladan oo si weyn loo soo qaban-qaabiyey ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin, Wasiiro iyo xildhibaano ka kala tirsan goleyaasha Xukuumada iyo Baarlamanka Somalia, Madaxda … Continue reading (Sawirro) Boqolaal arday ka aflaxday Jaamacada Benaadir oo shahaadooyin la gudoonsiiyey